Masaajida Danaha gaarka ah loo furto, iyo waxa diintu kaqabto---Sheikh Umal Xafidahu llaah
Ogladaj Czas: 12:45
Waxaa in muda'ahba kusoo badanaayay North America iyo Yurub, in wadaadadu kudagaalamaan isla markaana kucoloobaan cida madaxada kanoqonaysa iyo maamulaysa masaajida, iyagoo dano gaara oon diinta ilaahay shaqo kulahayn wata. Hadaba, waxaa arintan lawaydiiyay Sheikh Mohamed Abdi Umal, oo kabixiyay ...